Friday 12 February 2010

Rachel chandler iyo odeygeeda nacalabee sii daaya


wax kastaba ahaadoo walaalayaasha soomaaliyeed ee jooga goobta lagu haysto labada duqeytida ingiriiska ee lamaanaha ee le culimo, waxgarad salaadiin, cuqaal, abwaaniin, hooyooyin , dhallinyaro iyo innamada gacanta ku haya. waxaan qabaa in aydaan dhagax aheyn. waxaan filayaa in aaney baahi lacagi hadda idin heyn oo maraakiibtii ka dheregte. walaw niman muraad leh aad tihiin . haddana waxaan isleeyahay dadka halkaa jooga laba arrinba kama tagana aadaminim iyo soomaalinnimo.maggeyno wey dhaafeen. waxaaba idin dileysa isha soomaalida ee markey arkaanba ooyeysa. waar nacalaba idinkuma yaaleey iska sii daaya . waar xaradheerow maxaad leedahay. waar na furta. waar dad ooyaa maanu idinku jirin. waar hooyo calool jilicsane maanu idinku jirin. iska sii daaya walaalalayaa. ilmadeerayaal abtiyaal.

No comments:

Post a Comment