Showing posts with label caan. Show all posts
Showing posts with label caan. Show all posts
Thursday, 11 February 2010
ninkii madoobaa ee aduunka ugu horeeyey ee la siiyo nobel prize
ninkii madoobaa ee aduunka ugu horeeyey ee la siiyo nobel prize waa Ralbh Johnson Bunche
ninkii aduunka ugu horeeyey ee ka noqda xoghaye guud
ninkii aduunka ugu horeeyey ee ka noqda xoghaye guud waa Trygve Lie
gabadhii ugu horeysay ee ingiriiska raisal-wasaare ka noqota
gabadhii u horeysay ee ingiriiska raisal-wasaare ka noqota waa Margaret Thacher.
ninkii ugu horeeyey ee hela nobel prize dalka pakistan
ninkii ugu horeeyey ee hela nobel prize dalka pakistan waa Abdul salam
nikii ugu horeeyey ee gaadhay south pole waa
nikii ugu horeeyey ee gaadhay south pole waa cap.Ronald Amundson
garoonka aduunka ugu weyn wuxuu ku yaalaa Prague
garoonka aduunka ugu weyn wuxuu ku yaalaa Prague- strahov stadium
dalka aduunka ugu soo saaris badan cinjirka
dalka aduunka ugu soo saaris badan cinjirka waa malaysia
laamida aduunyada ugu dheer waa laamida Trans-canada
laamida aduunyada ugu dheer waa laamida Trans-canada waana 8000 oo km
Subscribe to:
Posts (Atom)
