Showing posts with label aac. Show all posts
Showing posts with label aac. Show all posts

Thursday, 11 February 2010

rayaale ma Israel ayuu sugayaa


waxaa muhiim ah in ummaddaa lo jiheeyo waxqabad. waxbarasho. daryeelka caafimaadka oo kor loo qaado. u shaqee oo ha ka shaqeysan .maamulka rayaale ee udub wuu ka shaqeysanayaa uma shaqeynaayo. isbeddel ayaa loo baahanyahay kulmiye ayaa sameynaaya .dooro siilaanyo

beddelka rayaale waa horumarka somaliand


waxaa muhiim ah in ummaddaa lo jiheeyo waxqabad. waxbarasho. daryeelka caafimaadka oo kor loo qaado. u shaqee oo ha ka shaqeysan .maamulka rayaale ee udub wuu ka shaqeysanayaa uma shaqeynaayo. isbeddel ayaa loo baahanyahay kulmiye ayaa sameynaaya .dooro siilaanyo

rayaale iyo laascaanood- amuur



Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun.

Ha noolaato Awdal, saaxil ,sanaag, sool, togdheer, Hargeysa



waxaa loo baahanyahay in loo arko arrimaha ka dhacaaya laascaanood arrimo nabadgelyada qaranka khadatar ku ah. qarannimadeeniina wax u dhimaaya. waa in laga midoobaa haddeynu nahay xukuumad, golayaal, axsaab iyo shicib ahaana. waan qabaa in laga mideysan yahay ee way hoggaan la'dahay. madaxweynuhu yuu sugayaa.

Wednesday, 10 February 2010

Caalamku maamul Rayaale hoggaaminaayo ma aqoonsanaayo

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun.





Ha noolaato Awdal, saaxil ,sanaag, sool, togdheer, Hargeysa


aqoonisi caalami ah in somaliland hesho, waxa dhab ah sidaan xogogaal ku heyno in maanta caalamka ay uga hadhsantahay iney go'aan noocaas ah qaataan wax ka yar taako. waxaa isna dhab ah oo halkan yaal in aan somaliland la aqoonsaneyn intuu maamulka hayo Dahir Rayaale (UDUB). waayo waxa la xaqiijiyey in aano lahayn kartidii uu ku hanan lahaa dal caalamka macaamil la leh. waxaa la ogaadey in aan hantida dalka la siiyo iyo maid maalgashi lagu sameeyo lagu aamini karin. waxaa la ogaaday in aan taageeradiisa shacabka reer somaliland aheyn mid xididdo adag ku taagan. shacabkeygaw caalamku wuxuu diyaar u yahay in uu aqoosadoo, caawiyo, maalgashado dawlad uu hoggaaminaayo siilaanyo(Kulmiye). Isbeddelkaas si dhakhso ah ha loo sameeyo iyadoon walaac lahayn. Doorta siilaanyo. doorta kulmiye

Tuesday, 9 February 2010

maamulka UDUB ee Rayaale wuxuu qaban waayey 8 sannaddod ma qaban doono 2-3 bilood.


Tahriibta waxa keenay waa shaqo la'aan, rajo la'aan, iyo wacyi gelin la,aan. markaas maamulka UDUB ee Rayaale wuxuu qaban waayey 8 sannaddod ma qaban doono 2-3 bilood.Tahriibtu waa astaanta dawlad fashilantey. markaa tahriibta oo la yareeyo waa isbeddel maamul oo la sameeyo. inshaallah waxa beddeli doona maamulka kulmiye ee Siilaanyo uu hoggaamindoono.

maamulka rayale ee udub miisaaniyadda caaafimaadka iyo waxbarashado wey ka yartahay 5%



Waxbarashada iyo caafimaadku waa aasaaska nolosha. Waxa miisaaniyadda hadda uu maamulka rayale ee udub soo geliyaa in ka yar 5% midkiiba. Wuxuu arimaha la xidhiiddha siyaasadda ku baxshaa gaar ahaan hawlaha loolankiisa siyaasadeed in ka bada 20%. Waa waxyaabaha ugu mudan ee inshaallah hadduu kulmiye guuleysto isbeddelka ku sameynaayo. Dhallinyaro loo jiheeeyo waxbarasho ama shaqo iyo daryeel caafimaa oo caam ah. Waa talada uu hoggaamindoono siilaanyo.isbedddel dooro

waxbarashada iyo caafimaadku waa asaaska nolosha


Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun

Waxbarashada iyo caafimaadku waa aasaaska nolosha. Waxa miisaaniyadda hadda uu maamulka rayale ee udb soo geliyaa in ka yar 5% midkiiba. Wuxuu arimaha la xidhiiddha siyaasadda ku baxshaa gaar ahaan hawlaha loolankiisa siyaasadeed in ka bada 20%. Waa waxyaabaha ugu mudan ee inshaallah hadduu kulmiye guuleysto isbeddelka ku sameynaayo. Dhallinyaro loo jiheeeyo waxbarasho ama shaqo iyo daryeel caafimaa oo caam ah. Waa talada uu hoggaamindoono siilaanyo.isbedddel dooro

Monday, 8 February 2010

udub iyo rayaale xalaashu waa u xaaraan. xaaraantuna waa u xalaal 20100208


doorashada axsaabtu kuma galaan lacagta cashuurta . waxa lagu galaa qaadhaanka taageerayaasha(fundraising). udub oo rayaale hoggaaminaayo waa ka cashuurteenii badhna isticmaaley. badhna keydsadey. badhna si xun u maamulay. badhna ku ololeynaaya. wuxuu weliba canbaareynayaa axsaabta iyo shacabweynaha debedda degan ee af iyo dhaqaale ku taageera axsaabta mucaaridka. udub iyo rayaale xalaashu waa u xaaraan. xaaraantuna waa u xalaal. waa wuxuu bedelaayo kulmiye oo siilaanyo hoggaaminaayo

u shaqee oo ha ka shaqaysan



u shaqee oo ha ka shaqaysan. u danee oo ha ka daneysan .ogaw oo ha moogaan.waa hoggaanka shacabka reer somaliland maanta u baahanyahay. maaha ka maanta ee udub ee rayaale hoggaaminaaayo. waa ka kulmiye ee siilanyo hoggaaminayo danto waxay ku jirtaa dooro isbeddel kulmiy siilaanyo. shan sannadood ha ugu celin oo siddeedii hore la mid ah rayaale iyo udub

shaqo abuuris waa isbeddelada mudan ee kulmiye


dhallinta soo kaceysa oo loo jiheeyo shaqo abuur iyo jaamacado ayaa saldhig u ah horumarha dalka. iyo nolosha ummadda. waxaa dhab ah in dhibta ugu weyn ee maanta jirtaa in ay tahay tahriib carrurteeniina badda ku dhammaatey. maamulka udub ee uu hoggaamiyo daahir rayaale waxba hore arrintaa ugama qaban . imminkana uma arko in ay la xidhiidho dhib siyaasadeed oo ay ay keentay shaqo la'aantu. Kulmiye wuxuu u arkaa in ay tahriibta ay sababtey shaqo l,aan, rajo la'aan iyo wacyo la'aan. kulmiye uu hogaaminaayo siilaanyo waa wuxuu mudnaanta kowaad siinaayo. doorta isbeddelkaas. doorta kulmiye

Sunday, 7 February 2010

siilaanyo doorta. doorta kulmiye


cidhibtirka musuqmaasaqa, kobcinta dhaqaalaha, waxbarasho taya leh . Daryeel caafimaad oo meelkasta gaadha waa yoolka Kulmiye. maamulka Udub ee rayaale hoggaamiyaa looguma dari karo shan sannadood oo siddeedii hore la mid. Isbeddel doorta . siilaanyo doorta. doorta kulmiye

maxaa dan ah? dooro kulmiye inshaaah


waxaa loo baahanyahay in dhaqan la beddelo. in umadda lagu wacyi geliyo in ay dawladda ay iyagu u dirsadeen hawsha ee aaney aheyn dawladdu kuwu shacabka iyo umadda leh. waa in ay ummadda u adeegaan. dhaqaalahoodana u ilaaliyaan ,danahoodana ugu shaqeeyaan. maaha in ay ka shaqeystaan sida maamulka udub ee rayaale hoggaamiyo ee waa iney u shaqeeyaan sida uu rabo insha allah maamulka kulmiye ee siilaanyo hoggaamindoono. dooro isbeddekaas iyo siilaanyo.

Laamiyadii iyo warshaddii Udub iyo rayaale ciidda dhigeen xaggay ku dambeysey.


Laamiyadii iyo warshaddii Udub iyo rayaale ciidda dhigeen xaggay ku dambeysey.

lacagta giimbaarta ah ee dhawr jeer miisaaniyadda lagu darey maxaa udub u beddeli weydey, Marka ay leeyihiin dadkaa diidaey in la beddelo ma macquulbaa.
Biriijkii Hargeisa maxaa ku dhacay. Xaggey mareen Kambaniyadii badnaa ee aad noo sheegtey ee
Waa waxyaabaha maamulka udub ee rayaale waxba ka qaban la’yahay. Insha allah kulmiye ayaa ka qabanaaya. Dooro siilaanyo. Iyo isbeddlka kulmiye

dooro isbeddel


Waa muhiim isbeddel. Ma saxbaa siduu wax u wado maamulka Rayaale ee udub? maxaad u beddeli weyday.danta dalka ayaa ku jirta isbeddel. dooro Siilaanyo. kulmiye insha allah wuu guuleysan. waxay noqon doonta astaaanta kowaad ee horumar, iyo barwaaqo

siilaanyo dooro


kulmiye wuxuu rabaa dal iyo dad inshaallah ku nool horumaar iyo degenaansho. miyuu siddeedii sannadood sidaa yeelay Udub uu hoggaaminaayey rayaale . maya. siilaanyo dooro. iyoisbeddelka kulmiye