Showing posts with label War ( Golis news). Show all posts
Showing posts with label War ( Golis news). Show all posts

Tuesday, 16 February 2010

Mullah Baradar oo la qabtay

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun.
Ha noolaato Awdal, saaxil ,sanaag, sool, togdheer, Hargeysa




War Deg Deg Ah: Sirdoonka Pakistan Oo Shaaciyey Inay Gacanta Ku Dhigeen Abaandulahii Ciidamadda Talibanka

Karachi-Pakistan (Golisnews.com)-- Ciidamadda sirdoonka pakistan ee loo yaqaano I.S.O oo ay iskaashanayaan kuwa maraykanka ee CIA-da ayaa shaaca ka qaaday in ay shallay gacanta ku dhigeen abaandulahii ciidamadda talibanka Mullah Cabdiqani Baradar sidaasina waxaa shaacisay wakaaladda wararka ee dalka pakistan Paknews.

hawlgalkani oo ay qaadeen ciidamadda loo yaqaano Rangerska ee pakistanta ayaa wuxuu u dhacay qaab sir ah iyadoo ay ka qabteen abaandulahani magaalo madaxda labaad ee dalka Pakistan ee Karachi, afhayeen u hadlay xukuumadda Pakistan ayaa u sheegay warbaahinta in ay su'aalo ku weydiinayaan xarun ay ciidamaddu leeyahiin iyaga iyo sirdoonka maraykanku.

Dawladda maraykanka ayaa ku tilmaantay qabashada Mullah Cabdiqani Baradar guushii ugu weynayd ee ay ka gaadheen ilaa iyo intii uu bilaabmay dagaalka afghanistanu9 sannadood ka hor oo ayey ku tilmaameen uu gacantooda soo gallay abaandulahii ciidamadda dalka Afghanistan.

Weli si cad shaaca loogama tilmaamo muujinaya qabashada sarkaalkani wax war ahina kama soo bixin dhinaca iyo Talibanka.

Wixii warar ah ee ku soo biira arrintani kala soco Golisnews.com

Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)
Golisnews Information Centre
London, UK.
info@golisnews.com


Friday, 12 February 2010

Yigal Palmor '' ready to recognize Somaliland again''



The government of Israel is ready to restore the de jure recognition it has offered to Somaliland in 1960 as it eyes the Red Sea and the Horn, an Israeli spokesman says.

According to a local source, Golisnews, Mr. Yigal Palmor, Israeli Foreign Ministry spokesman is quoted on the Israeli newspaper of Haaretz Daily saying his government was ready to recognize Somaliland again. He cited Israel was the first state to recognize Somaliland in 1960 when it received its independence from Great Britain.

However, Mr. Palmor admitted Somaliland government has not contacted the Israeli government to seek ties.

When asked a question regarding Somalia, Mr. Palmor answered: "Somalia looks like the Afghanistan of the Red Sea and the Gulf of Aden, historically speaking we know the Somali people have different believes and politics. The Somali people have different political values of which they unified in 1960 that led to the whole misunderstanding and ultimately the collapse of Somalia," he told Haaretz Daily.

While answering to a question regarding Somaliland-Israel ties, he said: "Israel was the first nation to recognize Somaliland and indeed was the first country the State of Israel has recognized, after it received it's Independence from Great Britain. When it unified with Southern Somalia, again we were the first to recognize it. We always wanted a relationship with a Muslim country in East Africa and which we can share the Red sea with."

Mr. Palmor said his country was ready to restore Somaliland's old status however currently the two states have no bilateral ties.

He added Israel has ties with number of East African countries including Tanzania, Uganda and even Djibouti.

Many analysts believe Israel has growing national interest in the Red Sea region, a key shipping route. According to well-informed regional sources Israel believes the region is also a key route for arms from Iran for Hezbollah, Sudanese regime and number of other groups in Palestine. The Red Sea gives Israeli ships access to the Arabia Sea and are within cruise-missile range of Iran. Israel also concern about Arab nations such as Egypt blocking it's commercial shipping lines.

There are unconfirmed reports also suggesting Israel wants to deploy submarines in the Somaliland port of Berbera and possibly establish a military outpost. Many Arab states have in the past expressed concerns about the proposed Israeli-base in the Horn of Africa seeing it as Israel surrounding them.

The region is well known for it's strategic importance and it was days ago when an Al Qaeda spokesman, Said al-Shihri, said "taking control of Bab El-Mandeb, will constitute an escalating victory: the Jews will be crushed in a vise, because it is through the Strait that the United States brings its support to Israel." Bab El-Mandeb, which means "tears of gates" in Arabic is a 20-mile long inlet located in the narrowest point of the Red Sea, between the shores of the Horn of Africa and Yemen.

It is no secret to Somaliland though, the former president, Mr Ibrahim Haji Egal addressed the very issue in a letter to the former Israeli head of state, Mr Yitshak Rabin in 1995. Fifteen years ago, Mr Egal saw the threat of Islamic fundamentalism and the importance of Bab El-Mandeb.

Mr Egal, who became prime minister of Somaliland at the age of only 30, wrote: "Today, however, although the West had won the cold war and the threat of communism appears to be vanishing in many parts of the world, we, in the Horn of Africa, are being threatened by a more sinister and pernicious enemy in the form of encroaching Islamic influence."

Mr Egal continues, "my government firmly believes that owing to this region's strategic geopolitical importance as a result of its propinquity to the oil routes and the narrow Bab El-Mandeb entrance, as well as its proximity to the Gulf, the Middle East and the access to the Indian Ocean."

Egal, who was a champion politician, died May 3rd 2002 in the South African capital Pretoria. He was succeeded by the current leader, Mr. Dahir Rayale, who is said to have avoided approaching Israel in order not to harm Somaliland's current fragile relations with the Arabs and Muslim world, which it heavily relies on for it's only surviving economic engines – livestock.

However many of the youths in Somaliland believe ties with Israel is better for Somaliland's economic environment because of it's economical and technological achievements. Many argue livestock is not sustainable economy because of health issues, climate change and urbanisation and prefer developing economy based on service and high-tech sector, similar to that one of Israel and Taiwan.

Somaliland, like Israel, finds itself politically isolated, in the middle of a hostile region and at a thorny crossroads and if anyone is to reach out to the unrecognized republic, it would be Israel. It too knows how it feels to be denied it's statehood and self-determination. While Israel is the only democracy in the Middle East, Somaliland is the only Muslim democracy in the region.

Somaliland has it's own hybrid system of governance under a constitution was former British protectorate which gained independence 26th June 1960 and was recognized by 34 countries including Israel and the United States. It later joined South Somalia in a union that was never rectified which lasted until 1991.

Thursday, 4 February 2010

Qarax xoog weyn oo gebi ahaanba gilgilay magaalada Laascanood 20100204

Dhinaca midig eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun

Qarax Weyn Oo Gilgilay Caawa Magaalada Laas-Canood Wakhti Ay Ciidamadda Ammaanku Bandoo Saareen Magaalada




Laascanood (Golisnews.com)-- Qarax xoog weyn oo gebi ahaanba laga maqlaayey magaalada Laascanood ayaa caawa fiidkii gilgilay badhtamaha magaalada wakhti ay ciidamadda ammaanka ee magaalada Laas-canood ay ku jireen hawl gallo ay ku hayeen magaalada gudaheeda isla markaana is gaadhsiinta magaaladdu ay go'antahay.

Weriyaha Golisnews ee magaalada Laascanood oo aanu goor dhawayd kula xidhiidhnay khadka isgaadhsiinta ee la shaqeeya Satteliteka ee loo yaqaan Thuraya ayaa noo xaqiijiyey in qaraxaasi uu dhaca wakhti gebi ahaanba dhaq dhaqaaqii magaalada ay joojiyeen ciidamadda ammaanku, Weriye Kabadhe ayaa noo sheegay in aanu xaqiijin karin khasaaraha uu gaystay qaraxani iyo welib goobta uu ka dhacay iyadoo ciidamadda ammaanku sababo amaanka la xidhiidha ay joojiyeen isku socodkii magaalada ee xilliga habeenkii.

wixii warar ah ee ku soo kordha qaraxani kala socda Golisnews

Golisnews, Laascanood


info@golisnews.com

Sunday, 24 January 2010

War Deg deg Ah Ciidanka Qarana Somaliland Oo Saaka Galay Magaalada Hohhol Halkaas Oo ay Garaado Ku Shirayeen 20100124











War Deg deg Ah Ciidanka Qarana Somaliland Oo Saaka Galay Magaalada Hohhol Halkaas Oo ay Garaado Ku Shirayeen

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waxay gaadheen Tuulada hohol oo ka tirsan gobolka sool halkaas oo in dhawaydba ay isku urursanayeen Garaado Ka Soo jeeda Gobolka Sool. Garaadadan ayaa doonayaay In ay shir Ku Qabrtaan Shirkaas Oo Xukumada Somaliland Ay Aad Uga Biyo diid Sanayd. Waxaa kale oo waraarku sheegayaan in ay garaadadiihalkaas ku sugnaa ay ka bexeen.
Dhinaca kale ciidamada amaanka ee Somaliland ayaa saaka amar lagu siiyaay in ay u ruqaan sadaan dhinaca tuuldad holhol waxaana wararku sheegayaan in hada ay lawareegeen guud ahaanba gacanku ahaynta tuulada holhol halkaasi oo ay ku sugnaayeen odayashaasi.

Gudoomiyaha gobolka sool faarax askar Xuseen ayaa isagu hada ku sugan holhol,mar aan khadka telphoneka kula xidhiidnay wariye ku sugan halkaasi ayaa waxaa uu noo xaqiijiyay In Ay ku sugan yihiin cidamada qaranka somlailand. Holhol

Sidoo kalena ciidamada qaranka Somaliland ay la wareegeengaadhay degmada Tukaraq oo ay hore u joogeen maleeshiyo ka tirsan maamulka puntaland.

Waxii waraar ah ee ka soo kordha waanu idinla soo socodsiin doonaa in sha Allh

Cabdiqani cumar kabadhe


GolisNews.com


Golisnews.com@gmail.com